Inta ku booday ayay gacan qaadkii haabatay ayada oo mar horeba soo fariiisatay, oo farrintii eegtay, mobilkii ayaa ka fara baxsan gaaray, indhaha inta...
“Sagal waad soo dheeratay maantaye” ayuu si kaftana u yiri
“Gadhaan saxiibtayda ah ayaan soo booqnayay” ayay tiri, inantii martida ahayd, oo dhinaceeda markii ay...