Samatar oo ilmadii ka socoto ayaa yiri?
‘‘Maya, Sagal, sidaas ha oran''
''Samatar gacaliye, ha ii murgin aniga, ilaahay ha ku garab galo, waan sii baxayaa''
‘‘Xagee...
Dhowr maalmood ka dib hooyadii waxay u heshay gabar, ciddii gabadhu ka dhalatayna wax kasta ayay la dhamaysatay waxaana la qabtay ballantii arooska, xilligii...
‘‘Nolosheena anagaa u madax banaan hooyo, cid kale oo shaqo ku leh ma jirto''
Habartii oo xaqaan dhuunta kala jaray ayaa tiri:
‘‘Aamus, eray kale kama...
Waa sheeko laba is jecel oo u istaagay una halgamay jacaylkooda, wax kastana u sameeyay in jacaylkoodu waaro, jacayl xalan oo xilliyadan danbe noqday...