Dhowr maalmood ka dib hooyadii waxay u heshay gabar, ciddii gabadhu ka dhalatayna wax kasta ayay la dhamaysatay waxaana la qabtay ballantii arooska, xilligii...
‘‘Nolosheena anagaa u madax banaan hooyo, cid kale oo shaqo ku leh ma jirto''
Habartii oo xaqaan dhuunta kala jaray ayaa tiri:
‘‘Aamus, eray kale kama...
Waa sheeko laba is jecel oo u istaagay una halgamay jacaylkooda, wax kastana u sameeyay in jacaylkoodu waaro, jacayl xalan oo xilliyadan danbe noqday...