Eegmadooda ayaan ku wareeray!way ay tirro badan yihiin, laakiin way qurxoon yihiin dhamaantood, Waxaan u malaynayaa waxaas kasii qurxoon ee ka ag muuqda waa...
Keliya xiddigaha iyo dayaxa nuurkiisa ayaa ii muuqanayey, meeshu sibay xusuuso hore iigu lahayd, waxaan u malaynayaa in aan waqtiyadii qaxa marar ku negaanay...