Poirot dadkii ayuu eegay intii uusan haddalkii sii wadin.
“Durbadiiba waxaa ii cadaatay in intiina badan aad been sheegayseen, Mr Hardman, ama qolkiisa seexo ama...
CUTUBKA SIDDEEDAAD
LABA XAL
Gaashaanle Arbuthnot ayaa mar kale makhaayadii loogu yeeray, asaga oo ay ka muuqato in uu dhibsanayo ayuu soo galay oo yiri.
“Haye?”
“Ugu horrayn...
“Markaanna aan kasoo qaadno xalay baraf jidka ma oollin, maxaa dhici kari lahaa? Dilka waxaa la ogaaday markii tareenku talyaaniga gali rabay. Ninka dharka...