CUTUBKA-13-AAD
KADIYE
In kasta oo reerka uu ka dhashay Kadiye ay dhaqaale lahaayeen oo xilligaas dadka ladan lagu tirinayay, hadana Kadiye waa dareensanaa in si loo...
CUTUBKA-12-AAD
XAN FUDUD
“Adiga kuma oran wax baad xamataa, afkaygana sooma marin, ee caado dumar ayaan ka hadlayay” ayay tiri Muslimo kuna dartay “Naag aan waxa...