Dhibbanaha dhex jooga
Â
Copyright @ Cali A Cismaan ‘’Cali/Ameeriko’’
Buuggan lama rogi karo, lama guurin karo, online laguma iibin karo, lagumana daabici karo, la’aanta ogolaanshaha...
Ma ahayn baasaaskaan mid fariista maqaaydaha lagu shaaho iyo goloyaasha lagu sheekayto oo dhagaysta wararka uu ka maqlana u dira dhinaca uu la shaqeeyo,...