Aroortaa markii qoraxdu soo baxday xaafadu waxay ahayd sidii lagu yaqaanay, dadka in badan ayaa shaqo u dareeray oo isku socodkii gaadiidku waa bilowday,...
''Datoor Cali wuxuu si gaara u baratay daaweynta dabiicigaa, waana wax ku cusub Masar, aad bayna u yaryihiin dhakhtarada iyo aqoonyahanada dhinacaas ka howlgala...
Shaqadiisa awgeed Cali wuxuu xiriir wanaagsan la yeeshay ragga sar sare ee Masar, waxaana saaxiibadiis ugu horeeyey oo ay aad iskugu dhawayeen, Kamaal Xassan...
waxaana hal mar ka soo booday Geelle iyo Warsame illinkii kale ee gadaale furay, wadihii fatuuradooduna diyaar ayuu ahaa oo fatuuradu marshadu waa ugu...
Ma ahayn baasaaskaan mid fariista maqaaydaha lagu shaaho iyo goloyaasha lagu sheekayto oo dhagaysta wararka uu ka maqlana u dira dhinaca uu la shaqeeyo,...