Ilbiliqsii gudbaya wuxuu Amiina u aha argagax, Amiinada rumaysatay beentii Mossd ee ahayd Falastiiniyiintu waligood soo saari mayaan mana ogaanayaan in ay basaasad tahay,...
''Wacallada Mossad, dalxiis markaan ku imid Libnaan ayay iga codsadeen in aan sawiro uga soo qaado dakada Sayda iyo xeryaha qaxootiga Falastiiniyiinta, waxay I...
Sida la ogyahayna sunta siyanayd laguma gado sayladaha iyo farmiyayaasha, waxaa adeegsada oo kaliya sirdoonka markii ay rabaan in ay qof qarsoodi ku dilaan,...