Qormooyin

Arag Sheekooyinkii ugu dambeeyay

SOOMAALI BAA TAHAY: HA NOQON MA FAKARE LOO FAKARO

  Eebe quraankiisa wuxuu noogu sheegay in uu aadanaha karaameeyay, wax yaabaha uu ku karaameeyayna waxaa ugu weyn garaadka, garaadku lagu fakaro waa kan xoolaha...

WEEY WADA BUKAAN!

Haaah, weey wada bukaan. Waa bistood. Habeen iyo maalin xummad aan ka tageen baa heysa. Jirkooda aad buu u caafimaad qaaba. Ma moodid in...

WARAAQ FURAN

Mudane xassan sheikh waxaad dhaliil u soo jeedisay dowlaada faramaajo hoggaamiyo, adiga oo ku dhaleecaynaysid habka ay u wadaan ama sida ay ula dhaqmayaan...

MAR KALE MIDNIMO

  ( IN AY RUMOWDO, WANAAGSANAAN LAHAYDAA) Roob iyo raxmad baa innagu soo foodleh. Hilaac sido carafta midnimada ayaa ino soo muuqda. Cariga fog ee Ingriiska...

Ilaalada xeebaha iyo barwaaqda baddeena

            Dhallin yaradeena adduunku u yaqaan burcad badeed balse anigu aan u aqaan ilaaliyaasha xeebaha dalka iyo barwaaqada badeena ayaa waxaa la soo sheegay i...

IMMISA GU’ AYAY JIRTAY CAASHA GUURKII NABIGA?

    Waxaa jira dooda badan oo ka dhaxeeya culumada muslinka iyo dhamman ummada muslinka oo ku saabsan da’da uu rasuulku ku guursaday Caasha bint Abuubakar,...

Dhacdooyin

ARGAGIXIYIHI WEYNA, KARLOS-Q-4AAD

        Falastiiniyiitii     “go’aan aad u adag ayuu ahaa, ku biirida...

ARGAGIXIYIHI WEYNA, KARLOS-Q-3AAD

    Dhowr bilood ka dib codsigoodii waa la ogalaaday balse...

ARGAGIXIYIHI WEYNA, KARLOS-Q-2AAD

      1958 waxay joogeen Maksiko, shan bilood oo ay Jamayka...

ARGAGIXIYIHI WEYNA, KARLOS-Q-1AAD

  Ilich Kaarloos ama ilich Ramirez sanches wuxuu dhashay 12 oktoober,...

You cannot copy content of this page