Ilaalada xeebaha iyo barwaaqda baddeena

TO GO WITH AFP STORY BY JEAN-MARC MOJON A Somali, part armed militia, part pirate, carries his high-caliber weapon on a beach in the central Somali town of Hobyo on August 20, 2010. Hobyo has no schools, no clinics and bad drinking water sources. Fighting a losing battle against the sand that has already completely covered the old Italian port, Hobyo's scattering of rundown houses and shacks looks anything but the nerve centre of an activity threatening global shipping. AFP PHOTO / ROBERTO SCHMIDT (Photo credit should read ROBERTO SCHMIDT/AFP/Getty Images)

 

 

 

 

 

 

Dhallin yaradeena adduunku u yaqaan burcad badeed balse anigu aan u aqaan ilaaliyaasha xeebaha dalka iyo barwaaqada badeena ayaa waxaa la soo sheegay i ay afduubeen dooni, muddo dheer oo nasiina ha ka dib, in kasta oo ay doontu ay alaabta saran u soo siday xamar haddana aduunku ha ogaado in aan weli noolnahay oo boqolaalka Markab e ciidan ee la isku keenay waxba naga qaadi karin,  haddii aan dib u jaleecno sooyaalka qafaalashada doomaha ee soomaaliya wuxuu gadaal u laabanaya kumaan kun gu’ ka hor.

Xilligii faraaciinta oo ay soomaaliya ahayd awood weyn oo jirta, doomaha alaabta ka keena aasiya waxay si qumaatiya u gayn jireen, carabta iyo giriigii iyo rooniyiintii iyo faraacintii, soomaalidii taas waa u cuntami weyday, dhaqaalahaan la ag marinayo waa u dul qaadan waayeen, kolkaas ayay bilaabeen in ay badaha fog fog ku weeraraan doomaha alaabta sida oo ay afduubaan, xilligaas rooman iyo giriig nooma soo dhawaan Karin, faarisiyiintiina meel baaban ku xirnay markaas ka hor, faraaciintii ayaa booliis iska soo dhigtay sida maraykanku hadda uu yahay, balse boqortooyadii soomaalidu waxay ku eedaysay xad gudub madaxana la is daray, ugu danbayn xal waxaa yimid ah in soomaali masuul ka noqoto cayrinta burcad badeeda si taas loo sameeyana waa in alaabtu timaada suuqa xeebaha soomaalida halkaasna ka sii gataan dadka kale soomaaliduna masuul ka noqotaa badbdaada dadka iyo alaabta, sidas ayay soomaaliye ku noqotay suuq weyn oo isku xira aasiya baraiga dhexe, iyo yurub iyo afrika,

Markaas ka hor dadkeenii ka tagay geeska afrika ee Moorish loo bixiyay ee dagay waqooyiya afrika ayaguna sidaas iyo si la eg ayay ahaayeen, oo waliba ayagu waxay gudha u galeen yurub oo qabsadeen waxayna bilaabeen wixii la oran jiray adoonsigii caddaa, [white slavery] oo ay dadka yurub inta ku soo qabsadaan suuqyada ku iibin jireen, [ogoow waa nin madowoow oo soomaaliya ka tagay kan ninka cad adoonsanayay], dad sooyaalkaas leh Ayaan nahay xeebaheena haddi dowlad noo ilaalisa ayaanan haysan anagaa ilaalsanayna, ciddii ku soo xad gudubtana dhacayna, kartidaas ma cid aan soomaali ahayn baa leh dadoow?war ma beentay baa dadoow?

Qore

Suldaan Cali Adam Ameeriko

Waan soo dhaweynaynaa sheekooyinkiina iyo qoraaladiina ku soo dira akhri100@gmail.com, ama alishka5@gmail.com ama website ka https://www.akhri.so/

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply