Bilowgii 1942 laga soo bilaabo waxaa wartabiyaha Fritz ka soo burqanyay war bixinno qiimo leh oo hambaarsan sirta Soofiyeetka oo suura galisay in ciidanka...
‘‘Buugee ka hadlaysaan?, waa idiin dharanayaa inaan si daacad ah wax idiin weydiiyay''
Himlar ayaa markaa si caro badan ugu qayliyay
‘‘Buugga aad ku kashiftay sirta...
Israa’iil hunguri waxaa galay ah in ay hesho naqshada dhismooyinka, sal dhigyada, garoomada ciidamada ee shirkadaan dhisto, si taas loo fuliyo Bahjat wuxuu muddo...