Adduunkii oo dhan waa ka qayliyay falkaas lagula kacay diblomaasiyiinta, Israa’iil  na waxay go’aansatay in ay black September ay ku dhuftaan dharbaaxyo aysan ka...
Maalintii Hamshari aaday inuu waraysi bixiyo, laba nin ayaa gurigiisa gashay, shan iyo toban daqiiqo ka dibna waa ka soo baxeen, maalintii ku xigtayna...
Kooxdii u horeysay ee howl galku waxay yimaadeen Rooma, waxayna daba gal ku bilaabeen, Waa’il, gabar iyo wiil dhalin yara aha ayaa safarada liibiya...
harari wuxuu ragiigiisii ka soo xushay Kido, qaybta howl galka ee Mossad, koox kasta oo ka qayb qaaadanaysa howl galkala dagaalanka black September waxaa...