“Sagal waad soo dheeratay maantaye” ayuu si kaftana u yiri
“Gadhaan saxiibtayda ah ayaan soo booqnayay” ayay tiri, inantii martida ahayd, oo dhinaceeda markii ay...
Shaqadii guriga ayay bilowday oo ay mashquul ku noqotay, casirkii markii la gaaray ayay banaanka so fariisatay, waxaana u yimid saxiibteed Idil, intii ay...