Time machines, mishiimada xilliga la iskaga goosho waxaan ku aragnaa filamada, balse dhabtooda lama hayo, saynisyahanadu waxay sheegeen in iskaga gooshitaanka xilliga ay...
Shaqadiisa awgeed Cali wuxuu xiriir wanaagsan la yeeshay ragga sar sare ee Masar, waxaana saaxiibadiis ugu horeeyey oo ay aad iskugu dhawayeen, Kamaal Xassan...
waxaana hal mar ka soo booday Geelle iyo Warsame illinkii kale ee gadaale furay, wadihii fatuuradooduna diyaar ayuu ahaa oo fatuuradu marshadu waa ugu...
Ma ahayn baasaaskaan mid fariista maqaaydaha lagu shaaho iyo goloyaasha lagu sheekayto oo dhagaysta wararka uu ka maqlana u dira dhinaca uu la shaqeeyo,...