CUTUBKA-16-AAD
MUSLIMO & DHARAS
Muslima waa ka hehsay sida fudud ee ay u kala wareejisay Dharas, waxayna ku shallayday haddii dadka dhan sidaan u ahaan lahaayeen,...
CUTUBKA-15-AAD
GOGOSHII TOLKA
Diiriye asaga oo og in uu uga digay Warfaa in uusan garab ka sugin, ayuu haddana markuu arkay waxa Af-dheere dabada ka wado...