Dhinaca kale ee boqortooyada Carraaba guursaneysa ee boqortooyada Geesaweyne waxa la diyaariyey wiilkii amiirka ahaa ee boqorku dhalay oo ahaa Amiir Warfaa Geesaweyne. Amiir...
Carraaba qolkeedii ayey soo gashey, qeybtii qubeyska ayaa ay uga sii gudubtey, dharkiina waa ay iska kala fududeysey iyadoo hareeraha eegaysa!! Maxay ka eegaysaa...
Looma warcelin! Tolow waa ayyo? Ma shaqaalihiibaa? Ma doobabkii qasrigaa? Bal adba!! Johoraddii Carraaba waa ay naxdey, dabadeed waxa ay damacdey in ay soo...