Social Media ayaa loo yaqaanaa haddaan af soomaaliyeenana waxaan dhihi lahaa Warbaahinta bulshada. Laga yaabee in si ka qurux badan sidan aad u dhigi...
Nadiibdarro se, dhag-jalaq uma siin warkii Cabdirashiid. si foolxun oo ay nacasnimo ku jirtana way ugu gacansaydhay. Si ay is tidhi waad ugu qoos-goysay...
Adduunkii oo dhan waa ka qayliyay falkaas lagula kacay diblomaasiyiinta, Israa’iil  na waxay go’aansatay in ay black September ay ku dhuftaan dharbaaxyo aysan ka...