[45] Ingiriiska alle ma waafajin hawshaas, waayoo Allahu Tacaalaa wuxuu balan qaaday in uu ka xifdinayo qur’aankiisa badbadalid iyo isdaba marin, injiishase alle ma baln qaadin in uu ilaalinayo, sidaas darteed waxaa laqoray injiil labadalay, waxaa ugu horeeyay oo badalay nin yahuudi ah oo la oran jiray (Bolas) way joogowday badalidu sanad walba, badalidii iyo khaldidii ugu waynayd waxaa ku sameeyay golihii baadariyaalka ee ka koobnaa 318 baadari waxay ku kulmeen (İznıık) sanadkii ( 325 m) waxaana amarka badalida (khaladida ) baxshay boqorkii roomaaka Istanbuul ugu horeeyay ee la oranjiray (Qostantıın), sanadkii (931 h) (1524m) waxaa madhab cusub oo layiraahdo (Borotosan) aasaasay baadarigii Jarmalka ahaa ee la oranjiray (Lotormarton), masiixiga raacsan Boobka Fıtıkaanka waxaa layiraahdaa (Kaatholıık), waxaana in badan taariikhda soo maray in dagaal dhixmaro Kaatholıga iyo Barotostanka waxaana caan ah xasuuqii (Sanbaartelma), (Iskojyaa) iyo gumaadkii maxkamadihii (Ingazısıyon) waa maxkamado kaatholiku lahaa oo qadiim ah, sidoo kale waxaa ka goostay Boobka Fitkaanka baadarigii istanbuul (Mıkha’ıl Kırolarıyos ) sanadkii ( 446 h) (1054 m) wuxuuna aasaasay kaniisada (Orthodokıska), ninka layiraahdo Yacquub ee dhintay sanadkii (571m) wuxuu aasaasay firqada layiraahdo (Suryaanıya), Maaroon kii dhintay sanadkii (405m) wuxuu sameeyay firqada Suuriya (Maaronıyada), sanadkii (1872m) waxaa firqa cusub aasaasay Shaarol Roslın kii maraykan ka ahaa kooxdaas oo la’oranjiray (Shuhuudu Yahuu).
waxa aan kuugu bishaaraynaa waqtiga ugufog oo ay u baahantahy wasaaradu si’ay udhamayso qorshahan waa muddo halqarni ah, hadii aanan gaarin waqtigaas caruurteena ayaa arki doonta maxaa yeelay maxaa ka wanaag badan oraahdii dhahaysay (waxaa beeray dadkale waana cunnay aniguna waan beeraynaa si dadkale ay ucunaan), hadii uu hanto Ingirisku burburinta Islaamka iyo dhaca wadamadooda waxa uu raaligaliyay Kirishtaanka waxa uuna badbaadiyay halaagii socday 12 qarnni.
Waxa uu yiri fa’ido ma aysan soo kordhin dagaaldii ay ku qaadeen Saliibiyiintu wadamada Islaamka sida ciidankii Mongoliyiinta ee uu hogaaminayay Jingis ee weeraray Islaamka.
Waxa uu ahaa mid aan wax xikmad ah iyo diyaar garow midna aan ku dhisnayn, laakiinse hada madaxdeenu waxa ay ujeesatay in ay ka fikiraan sidii ay uburburin lahaayeen Islaamka oona looga burburin lahaa xagga gudaha.
Qorshayaal xeel dheer iyo sabir dheer iyo dhameystir wanaagsan, waxa aan u baahanahay go’aan millatari ugu danbayn markaas oo ay noqonayso burburinta Islaamka ilaa ay ka noqdaan kuwa aan isku keeni karin awoodoodii kadibna waxa uu yiri xoghayihii madaxdeen Istanbuul joogta kuwa ugu waaween xaga xikmada iyo howlkarnimada waxa ay sameeyeen isla qorshahaan oo kale waxaa ayna dhex gal ku sameeyeen ummada Muxamadiyada waxa ayna fureen iskoolo lagu tarbiyeeyo caruurtooda, waxa kale oo ay dhiseen Kaniisado waxa ayna ku faafiyeen dhexdooda khamriga, qamarka iyo xumaha.
Waxa ay dhiseen kooxo kubadda cagta si’ay uga mashquuliyaan dhalinyarada muslimiinta ahi diintoodii waxa ayna isku direen madaxda iyo shacabka sidoo kale guryaha salaadiinta iyo maamulada waxa ay ka buuxiyeen gabdho Masiixiyiin ah si ay u fitneyaan darteed iyo si’ay u daciifto midnimadooda, isku duubnitooda. Waxaa xididahii Islaamka laga siibay wadankaasi,46
[46] Si ay u burburiyaan ingiriisku labadii dowlad ee islaamka ee waawaynaa Hındıya iyo Cusmaanıyaddıı, wuxuu dhaqan galayay 11kii qorshe ee ay ugu talagaleen turtirida islaamka, waxayna sabab u noqdeen aasaasmidda firqooyin fasaadsan oo islaam ah sida (Wahaabıyada),(Qaadıyaanıyada), (Jamaacatul Tablııq) iyo (Jamaacalıslamıya) ee ka jirta Hindiya, markaa kadibna Ingiriisku wuxuu ku guulaystay in uu ku qabsado qabsado Hindiya si sahlan uuna dumiyo dawladdii islaamka ee waynayd, culimadii islaamkana xabsi buu wadagaliyau ilaa ay ka dhintaan, suldaankii islaamkana wuu xiray, labadiisi cunugna wuu googooyay, hantidii qaaliga ahaydna iyo kaydadkii muhiimka ahaa ee dawladda ee lakaydinayay qarniyo wuu boobay, waxayna Landan ugu rarteen maraakiib, maanta qabrigaa (Taajmaxal) taariikhiga ahaa ee ku yaalay Akraa uuna u dhisay (1041h 1631m) Boqr Shaah Jıhaan xaaskiisii Erjamanda Begum waxaa marsan dhoobo halkiI ay marsanaanjirtay maas, zabarjed iyo yaaquud dhamaana waxaa ka fuqsaday Ingiriiska, taasina waxay tusaalaynaysaa waxshi nimada Ingiriiska, hantdii ay xadeena waxay u adeegsadeen burburinta islaamka, sidii gabyaagii uu u yiri “ hadii daalimku xoogiisa uu haysto madluumku rabigii buu haystaa ‘’ cadaaladii Allahu Tacaalaa ayaa soo ifbaxday, waxayna la kulmeen abaalmarintooda dagaalkii labaad ee aduunka, markii ay ka baqeen in u qabsado Jarmalku ayay waxay hantidii, hantiilayaashoodii, caruurtii waziirada, ragii kaniisadaha ugu waawayneed iyo tbanaan kun oo cadaw islaamka u ahaa ku ku rareen markab wayn ayagoo u cararaya dhanka maraykanka ayay qaraxday markabkii oo uu ku dhexdagay miinooyinkii uu u dhigay badda dhexdeeda ( Graf Von Spee) , waxaa lamid ah labadii markab ee dagaalka ee uu lahaa Jarmalka ee ku dagay badda Atlantiga, dagaalkii kadibna waxay faraha ka qaadeen dhamaan dawladihii ay isticmaarsan jireen ayadoo ladhaqan galinayo qaraarkii Qaramada Mıdoobay sidaas bayna ku waayeen hantidii ay ka tacabtay caalamka islaamka Wasaaradda Isticmaarka Ingiriiska sanawaad badan, waxayna ku koomeen jasiiradda Biridan waxayna gaareen hiir latashiilo cuntada, waxaana soo xiganayaa oraahdii taliyihii ciidanka sanadkii 1948dii Saalıx Omrotaq Baasha martiqaad ingiriiska uu u sameeyay “ waxaan wafdi rasmi ah ku ahaa Landan cunto aan ka dhargana kama helijari markaan soo laabtay oo aan ayaan talyaaniga uga dhargay baasto ’’.
Senaüllah-i Dehlevi (Rahmatullahi Calayhi – Allaah ha u naxariisto) (Suratul Ma’idah) ayada sideedanaad ayada kariimka ah tafriiskeeda oo ah (haddi ay rumeyn lahaayeen Allah subxaana watacaaalaa iyo nabigiisa (Calayhi Salaatu Wasalaam) iyo wixii lagu soo dejieyey kama sheeyeen owliyo lakin in badan o oka mid ah waa faasiqiin. Maxaa yeelay shirkida diinta ma ogala waana in uu qof walba muu jiyaa xushmada ay leedahay (Cibadada) sidaa ayey noo shegeysaa diinta.Mushrikiinta iyo yahuuda waxay cadow ku yiin muslimiinta. Muslimiinta ayey dilaan wadankooda iyo masaajidkooda way bur buriyaan. Quraanka kariimka ahna way gubaan.)
Imaam Rabani “rahmatullahi caleyhi” boga saddexaad sida ku qoran baalka waxay noo sheegeysaa (Allah in aan cibaadada wax kale lala wadaajinin, qofkii wax la wadaajiyo cibaadadiisa in uu shirki sameeyey. Diintaan iyo nabigeeda qofka aan heysanin waa mushrik.)
Hada adduunkaan galada ku nool dhamaantood, Nabi Muxamed Calayhi Salaatu Wasalaam kuwa aan rumeynin, waa gaaalo. Kuwaas badankood waxay rumeysanyihiin iyo ay jiraan saddex Illah madama ay sidaa leeyihiin waa gaalo.
Nabi Ciise waa adonka Ilaah iyo nabigiisa kuwa sidaa leh (Ahlu kitaab).Dhamaantood waxay cadow ku yihiin Islaamka.Waxa dadka soo weeraro waa Ingiriiska.
Gaalada hada kow iyot oban su,aal ayey ku ılaalınayaan dawladaha muslimiinta oo dhan. 1412 h. = 1992 m. Sanadahaas warbixin ayan ka qaadaney. Bangaladesh culimada ku nool ee muslimiinta ah kuwaas jawaab ay qoreen ayaa waxay uga soo horjeesteen culimada kale.
Istanbul (Hakıkat Kitabevi) oo ah xarunteena, (El-Ekazıb-Ül-cedıde-tül-Hıristiyaniyye), magac yadan ayaad kah eli karta jawwabta, (Es-sırat-ül-müstakım), kitabadaan ayan si wada jir ah ugu dabacney, aduunka oo dhan ayan u dirney.
Allahu Tacaalaa qur’aankiisu kariimka waxa uu ku leeyahay (waxaad arkaysaa dadka ugu neceb islaamka in ay yihin yuhuuda iyo mushrikiinta, waxaana ugu dhaw dhanka jacaylka Nasaarada waayoo waxaa ku jira Baadariyaal iyo Culimo aanan kibrayn) Al-ma’ida:86
Nasaarada maanta joogta dhamaantood waa gaalo diididda ay diideen darteed Nabi Muxamed (Calayhi Salaatu Wassalaam) intooda badani waa Kirishtaamiin dhihida ay dhaheen darteed nabi CiiseCalayhiSalaam waa Allahu
Tacaalaa wiilkiisa.
Maktabadeena (Maktabatu Al Xaqiiqa) ee Istanbuul ayaa udirtay jawaabihii dunida oo idil iyadoo oo ku qortay kutubka magaciisu yahay (Al-Akaadiib Al-jadiidah Alkhuraasaaniyah).
Waan soo dhaweynaynaa sheekooyinkiina iyo qoraaladiina ku soo dira alishka5@gmail.com ama website ka https://akhriso.com/
Leave a Reply