[18] Warkani waa khalad aad u xun isagana horay u shegaty in adeecida madaxweynahaay tahay fardi.
[19] Tanina waa been abuur qiimaha ay siisay dowlada Cusmaniyadu way diiwangashan tahay waxayna ku faahfaahsan tahay dardarankii Cusmaan Gaazi, saladiintii cismaaniyada oo dhan waxay siiyeen maraatib ama darajooyin sare culumada, markii ay soo dacweeyeen xasidiintu (Mowlaana Khaalidul Baqdaadi) oo ay ku soo dacwodeen maxamuud khaankii labaad oo ay ka dalbadeen in sheekha la dilo wuxuu ugu jawabay madaxweynihii dowladeenu culumada ma dhibtu waana caan eraygaasi, waxay kaloo caaan ku ahayeen Cusmaniyiintii inay culumada dagaan iyo mushaar tiro badan siiyaan.
2) Aqoon darrida saamaysay dhammaan musliinta waxyar mooyee.20 Himad la’aan, aqoon yari iyo wacyi galin la’aan21
3) In aduunyo oo dan laga tago loona jeesado camal falkaaakhiro22
4) Kali talinimada xaga maamulka ah23
5) In la waayo amniga wadooyinka iyo in lajaro xiriirooyinkailaa wax yar ma’ahane24 In la tuuro caafimaadka guud ilaa daacuunka iyo cudurrada ay magaalooyinka soo galaan si xiriir ah oo ay laayaan tobanaan kun oo qof si ay u waayaan daryeel caafimaa25
6) In ay burburaan magaalooyinka iyo in la waayo wakaaladaha
[20] Kumanaan culumadii cusmaaniyiinta ayaa waxay wax ka qoreen diinta sida: cimiga akhlaaqada iyo imaanka waana lawada yaqaana xataa caamadoodii ayaa garanaysay diintooda iyo say alle u caabudi lahaayeen iyo siday aduun yadooda u dhaqan lahayeen tuulo walban waxaa ku talay masajid jaamac ah iyo iskool ama madariso waxaana lagu daraseen jiray akhrinta iyo qoraalka culuumta diinigaa iyo kuwa maadiga ah baadiyahana waa lagu aqrin jiray quraanka xiligii cusmaniyiinta culumadii iyo awliyadii soo daahirtay aad ayey u badnayeen.
[21] Arintu sida uu sheegayo ma aha, balse niyada muslimiintii cusmaniyinta ahaa aadayey usareysay waxayna u dagdagayeen jihaadka si ay u garaan darajada shahidnimada salad walba dabadeed iyo khudbooyinka jimcaha waxay ugu duceenayeen dowlada iyo khaliifka muslimiinta khayr dadka goob joga ah na qalbigooda bay ka oranayeen amiin, magaala jooga kiristankuna maanu garanayn wax aqris iyo wax qorid cilmina uma aysan lahayn diintooda iyo aduunyadaba waxayna u malenayeen khuraafaadka ay u daldalayaan baadariyaalkooda inay tahay diin waxay la mid ahayeen xoolaha oo kale oo aan lahayn wax dareen ah bal iyagaba ka xumaa xoolaha.
[22] Islaamku ma kala saarayo arimaha diinta iyo aduunyada islaamku wuxuu kutiriyay cibaadada xaddiska nabiga ayaa wuxxu ahaa (u shaqayso aduunyadada sidii adiga oo waligaa noolaanaya aakhiradaadana u shaqayso sidii adiga oo bari dhimanaya) hase ahaatee kitaabka Injiil waxaa uu dhigayaa inaan loo shaqaysan Karin aduunyada.
[23] Madaxda islaamku waxay awoda saarayeen dhaqan galinta shareecada islaamkaqofna ma aysan dulminayn sida ay boqorada yurub u dulminayeen shacabka
[24] Waa been iyo bura bugaando wadooyinkaku waxay ahayeen nabad galyo qofkiikasoo taga magalada bosna oo usocda “maka “si nabad galyo ah ayuu ku marayey masaafada masaafada udhaxaysa labada magaalo waxaa la safrayey sahay la’aan waxaa uu biyo iyo bad baad ka helayey tulooyinka , tulooyinka ayaa waxa laga siin jiray hadiyado.
[25] Dhamaan gobolada waxaa ay lahaayeen isbitaalo iyo xurumo caafimaad. Nabooliyiinta xitaa cusmaaniyiintu gargaar u fidin jireen, muslimiintu waxay ku dhaqmayeen xadiiskii nabiga (Calayhı salaatu wassalaam) ee ahaa (nadaafadu iimaanka ayeey ka mid tahay).
biyaha26 Maamulkii in uu waxa ka qaban waayo mucaaradka iyo in la waayo nidaam, kala danbeen sharci, haba ahaadaan kuwa ku faana qur’aanka laakii kuma dhaqmaan xeerarkooda27
7) In uu burburo dhaqaalaha bur bur aad u wayn faqrigunauu galo meelkasta.
8) In lawaayo ciidan nidaamsan iyo in lawaayo hub ku filan28 in la yaso dumarka xaqoodana la duudsiiyo29 in la waayo nadaafad iyo daryeel caafimaad oo dhankasta ah30 waxa uu sheegay kitaabku qodab kasta oo daciifnimada muslimiinta muujinaya in uu khilaafsan yahay sharciga Islaamka sidaas awgeed waa in ay ahaadaan muslimiinta kuwa jaahiliin ah si aysan ugu baraarugin xaqiiqada diintooda.
Kitaabka qur’aanka waxa uu sheegay in uu Islaamku yahay
1) in uu amraya in la midooba lana isku duubnaado laganafogaado kooxa kooxaysiga maxaa yeelay Allahu Tacaalaa baa qur’aankiisa waxa uu yiri. Aala Cimraan: 103.
2) (Dhamaantiina Xariga Allahu Tacaalaa Wada Qabsadan)
3) Islaamka waxa uu amrayaa in cilmiga laraadsado maxaa yeelay xadiisbaa waxa uu ahaa: (Barashada Cilmiga Waxay Waajib Ku Tahay Rag Iyo Dumarba)
4) Islaamku waxa uu amrayaa in la xafido qur’aankakariimka ah illaahy baa qur’aanka ku yiri
(Umadaa Hortiin Tagaye Ku Soc Daala Dhulka Oo Fiiriya
[26] Been abuurkaa ma mudna in laga jawaabo, xiligii uu qabsaday ingiriisku wadanka dhulbeereedyo iyo dhuumo biyaha qaada oo waa warabiya beerahaas oo dhererkoodu yahay 240km oo uu sameeyey suldaankii magalada dalhi Sultaana oo la oran jiray “farruz shaahi” ee geeriyooday 790h 1388m, waxa ay isu badaleen saxaro lama dagaan ah dhismihii cusmaniyiinta ee xiligaas hada ayaa loo aadaa dalxiis ahaan.
[27] Waxaay umaleenayaan cismaaniyintu inay yihiin sida janaraalda ku qatay bilado inaykusoo daadiyaan saxarada najasada ah ee boqoradii faransiiska wabiga”san”.
[28] Ma wuusan ogayn ninkii kor u qaday awooda ciidanka oo nidamiyey in uu yahaysuldaan “orkhaangaazi” oo xilka qabasaday (726h 1326m) sidookale miyunan ogayn suldaan “yildirimbaysid khan “ in uu ku jabiyey Nayboolu ciidankii kirishtanka sannadki 799h 1399m.
[29] Ma uunan lahayn ingirrisku aqoon ganacsi iyo aqoon xirfadeed iyo mid hubeedba,xaquuqda haweenka waxay cismaaniyiinta ku ahayd tan ugu saraysa ugunu tayada badan, miyeey inkirayaan in Sweden iyo faransiisku kaalmo ka dalbi jireen cusmaniyiinta.?
[30] Luuqyada magaalooyinka waxay ahaayeen kuwa aad u nadiif ah xataa candhuuftuwaxay lahayd meelo lagu tufo oo gaar ah.
Kuwii Beeniyay Ciribtoodu Say Noqotay) Aayad: 137 Ee Aala Cimraan
5) waxa uu amrayaa in adunyada la raadsado ilaahay baaqur’aankiisu ku yiri (Waxaa Kamida Kuwa Dhahaya Aloow Aduunyada Wanaag Nagu Sii)Aayada : 201Ee Al Baqra
6) Islaamku waxa uu amrayaa in la tashado Allahu Tacaalaaqur’aankiisa waxa uu ku yiri (Arinka Way Ka Shoowraan)
Aayada: 38ee Shuura
7) Islaamku waxa uu amrayaa in la ilaaliyo caafimaadkaiyo jirka xadiis shariif ah ayaa waxa uu leeyahay
(Cilmiyadu Waa Afar Cilmiga Fiqiga Oo Cibaadada Lagu Ilaaliyo Cilmiga Caafimaadka Oo Jirka Lagu Daweeyo Clmiga Naxwaha Oo Carabka Khaladka Looga Ilaaliyo Cilmiga Xidigaha Oo Zamanka Lagu Ogaado)
8) Islaamku waxa uu amrayaa in lacamiro dhulka, AllahuTacaalaa qur’ankiisa waxa uu ku yiri (Allah Subxaanahuu
Watacaalaa Idinku Idiin Abuuray Dhulka Dushiisa Waxa Ku Sugan Oo Dhan) Aayada 15 Mulk.
9) Islaamku waxa uu amrayaa kala danbeen iyo nimaad,Qura’aanka Kariimka waxa uu noo sheegayaa (Wax walba waa xisaab iyo nidaam). Hijra/19.
10) Waxaa uu amrayaa in la xoojiyo dhaqaalaha xadiisayaa waxa uu ahaa (Aduunyada Ka Shaqee Sidii Adigoo Waligaa Noolaanaya Aakhiradana U Camal Falo Sidii Adigoo Bari Dhimanaya)
11) waxa uuna amrayaa in laxoojiyo hubka iyo ciidankaAllah Tacaalaa qur’aankiisa ayaa waxa uu ku yiri (Udiyaarsada Gaalada Wixii Aad Awoodaan Oo Hub Iyo Ciidan Ah) Aayada Anfaal/60
12) Waxa uu amrayaa in la ixtiraamo dumarka AllahuTacaalaa ayaa qu’aankiisa ku sheegay (Haweenku Waxay Leeyihiin Xaqa Lagu Leeyahay Oo Kale Oo Wanaaga) Aayada 228 Al Baqra
13) Islaamku waxa uu amrayaa in lagu dadaalo nadaafadaxadis ayaa waxa uu ahaa (Nadaafadu Iimaankay Ka Midtahay),qodobada ugu waa weyn ee uu ku sheegay kitaabaka uuna amray in la burburiyo waxa ay yihiin.
1) In aysan takoorin xaga qoomiyadaha, deegaanada, luuqadaha iyo midabada
2) Waxa xaaran ka ah ribada zinada, khamrada iyo hilibkadoofaarka.
3) Si adeg ayey shaqaalahooda igu sameeyaan daba gal.
4) Waxa ay ixtiraamaan kooxada madaxda ahlu sunna aheena waa jibtahay in la tixgaliyo amaradiisa sida ay waajibka u tahay in la adeeco Allahu Tacaalaa iyo rasuulkiisa.
5) Jihaadka waa qasab
6) waxa ay u arkaan in ay shiicadu tahay najaas muslimkaaysan ka mid ahayn.
7) Waxa ay rumaysan yihiin muslimiimtu in uu islaamkuyahay diinta kaliya ee xooga leh.
8) Shiicaduna waxa ay u arkaan in la xurmeeyo ka dhisidakaniisado wadamada islaaamka.
9) Muslimiintu inta badan waxa ay u arkaan in ay waajibtahay in laga saaro yahuuda iyo nasaarada jasiiratul carab.
10) Waxa ay oogaan cibaadadooda (Salaada, Soonka iyoXajka IWM) sida ugu haboon.
11) Shiicada waxa ay u arkaan in ay waajib tahay in lasiiyo (al khumus) oo ah shanmeelood oo meel qaniimada in ay siiyaan.
12) Waxa ay ugu dhaqmaan caqiidada Islaamka si adag.
13) Waxa ay awlaadooda ku tarbiyadeeyaan si wanaagsansidii aabayaashood iyo awoowayaashooda si aysan suuro gal unoqan wayso in lakala wado waalidka iyo ilmihiis.
14) Haweenayda muslimada ahi waa ay xijaabantahay siay isku asturto.
15) Waxa ay tukadaan salaadaha maalintii shan jeer iyagaoo jamaaca ku tukanaya.
16) Waxaa aktooda ah qabrigii nabigooda, ahalkiisa iyosaxaabadiisa markaas ay unoqotay xarun ay kukulmaan kuna kuka la tagaan.
17) Waxaa dhexdooda ku badan kuwa ku nasab sheegtanabigooda waxa ay xasuusanayaan rasuulka markaasi ayay ula muuqanayaan in uu noolayahay rasuulka.
18) Muslimiintu waa ay isu yimaadaan waqtiyada qaarayaga oo siku wacdinaya sidaa darteed baa waxa ku waynaada naftooda cabsida alle islamarkaana waxa ay jeclaadaan camalka wanaagsan.
19) Muslimiinta waxa waajib ku ah in ay faraan dadkawanaaga kana reebaan xumaha.
20) Muslimiintu waxa ay jecelyihiin guurka si’ay u tarmaan darteed guurkuna waa sunne.
21) Qofkii muslim ah hadii uu tuso qofkale wadada xaqaah waxa uu helayaa aduunyada oo dhan wax ka kheer badan.
22) Xadiis baa waxa uu ahaa (QOFKII WANAAG JIDEEYA WUXUU LEEYAHAY AJARKIISA IYO CIDII KU RAACADA AJARKOODOO KALE ILAA QIYAAMAHA).
Waan soo dhaweynaynaa sheekooyinkiina iyo qoraaladiina ku soo dira alishka5@gmail.com ama website ka https://akhriso.com/
Leave a Reply