CADAYMO SIRDOONKII QADAAFI-Q-3AAD

 

 

sida looga faa’iidaysan karo xuutiyiinta haddii uu joogsado dagaalka lixaad {dagaalka sacda 2009-2010} oo ay gacanta ku dhigaan goobaha, malaaxiith, xarfu safyaan, sacda, halkaas oo diyaar u yihiin loo adeegsado in qas iyo qarbudaad ka sameeyaan soohdinta yaman iyo sucuudiga, isla qoraalkaan waxaa ku qornaa cinwaan farqo ah,  {baahida loo qabo kooxo si loo dhammaystiro howsha}, qorshe cad oo ah in madax kasta oo koox laga dalbado koox qarbudaad ka gaysata gudha sucuudiga, war bixintu waxay sheegaysa in sirdoonka liibiya ay mar hore cayemeen goobaha qarbudaada iyo dilka laga gaysanayo, iyo inta ay lacag u baahantahay fulinta qorshahaas goob kasta, waxaana lacagta oo malaayiin dollar gaaraysa lagu xawilayaa madaxa kooxda,

1-Aagga xijaas ama habhadda xijaas –M.M shan milyan oo dollar, 2- aagga {W} tiradiisu waa {6000} oo lagu dari doono {4000} oo dagaal yahan sidaas ayay ku noqonaysaa tirade ciidanku {10000} si diyaar garowga loo dhamaystirana waxa u baahanyihiin {18} milyan oo dollar, 3-kooxda hore ee ciraaq oo tiradoodu dhan tahay, {2500} oo ah koox ciidan isku duba ridan diyaar garayntoodu waxay u baahan tahay {7} milyan oo dollar, 4-kooxda {M.C} ee beesha {C} iyo kooxaha ma’rib, oo lagu daro kooxda al qaacidab jasiirada carabta, tababarkooda iyo hubayntoodu waxay u baahan tahay {7} milyan oo dollar,

5- soomaalida howlaha tababaradu waxaa lagu qiyaasayaa in u baahan tahay {10} milyan oo dollar, haddii la doonana waa la sii badin karaa kooxda, markaasna sii gudbintooda iyo hubayn toodu waxay u baahnaysaa {12} milyan oo dollar, 6- in xuutiyiinta loo qoondeeyo qarashkooda.

xaashi kale  oo loou mgac daray {dhamaystirk baahida kooxuha} 1 waxaa ku qornaa, kooxda aagga xijaaz, {M.M} eaxay u baahantahay ilaa {3} milyan oo dollar.

2 kooxda {S.BIN.SH+S.ABU.L+Y.ABU.SH} oo tirade ciidan koodu yahy 6000 waxay u baahan yihiin in lagu kor dhiyo 4000, una baahan 15 milyan o doollar,

3 kooxda horeysa ee ciraaq loogu diyaariyo in ay gudbn waay u baahan tahay {6}milyan oo dollar.

4 {AL MABRUUK.S} waa diyaar waxayna ka kooban yihiin kun askari iyo tababare, si gudaha loogaliyo oo waxay u baahan tahay {4} milayan oo dollar.

5 {C.M} kooxda jasiirada carabta+1000 oo ka ka timid beesha,{C} diyaar garayntoodu waxay u baahan tahay {6} milyan oo dollar.

6 Diktoor {SH} kooxda {Q}ee gudaha {1} milyan oo dollar.

7 kooxda somaaliya u baahan tahay samayn xero tababar+laga sameeyo  shirkad kalluumaysi xeebaha soomaaliya waxaa loo baahan yahay {6.5} milyan dollar.

Waraaq kale oo lagu summaday, qiimaynta hubaynta iyo taabarida [1000] dagaalyahan, waxay sheegaysay In dhaqaalaha guud ahaan loo baahan yahay uu yahay, [1000] dagaal yahan ba uu yahay, oo lagu hubaynayo, 756500 oo dollar.

Waxayna faahfaahinaysay, hubka loo baahan yahay noocyadiisa, xabad xabad qiimaha hubka, nooc kasta, si hubkaas loogu adeegsado, qarbudaad laga sameeyo gudaha sucuudiga, ayadoo dhinaca koofureed laga soo xaluulanayo, halkaas oo uu ka socdo dagaalka u dhaxeeya  xuutiyiintu iyo dowlada yaman

Waraaqda waxaa ku qornaa waxa loo baahan yahay siday kala yihiin, sida, 150 baazooke9, qiimaha xabadiina tahay 1700 doollar, isu gay ntuna tahay, 225 kun oo dollar, 100 qoryana garabka ah, qiimaha xabbadiina tahay 800 oo dollar, isu gayntuna tahay 800 oo dollar.

Hubka kale oo loo baahnaa waxaa ka mid ahaa, qoryaha MT12.7, oo laga rabay 30 xabbo, halkii xabbana joogto, 11500 oo dollar, isugayntuna noqon, 345 ku oo dollar, sidoo kale, MT 14.5, halkii Xanana joogti 24 kun oo dollar, isu gayntooduna tahay, 480 kun oo dollar,

Sidoo kale 20 madfac B10 qiimaha xabbadiina tahay 11 kun oo dollar, isugu gayna 220 ku oo dollar, 100 gantaalada garabka laga rido ah, tiina joogto, 650 doollar, isusgayntuna tahay 65 kun oo dollar,

Waxaa kale oo warda ku xusnaa in 1000 dagaal yahay ay u baahan yihiin,  3000 00 bambo gacmeed, tibia joogto 55 doollar, isugayntuna tahay 165 kun 00 doollar, 20 madfac nooca hawn 120, xabadiina tahay, 9000 oo dollar, iskuna imaanyaa 165 kun oo dollar. Sidoo kale 20 madfac hawn 82, qiimaha xabbadii tahay 7000 oo dollar, isgu gayntuna tahay, 140 kun oo dollar

Sidoo kale,  20 madfac hawn 60, qiimaha midii tahay 6000 oo dollar, is gayntooduna tahay 120 kun dollar,

Waxa kale oo waraaqda ku xusnaa in la iibyo kunaan kun xabada cankooda akala duwan leh, 400 oo kun oo xabbo, AK47 ah qiimahooduna yihiin 360 kun oo dollar, 300 oo ah xabbadaa bazooka oo kala gadisan, qiimihuna yahay 36500 kun oo dollar,

500 kun oo xabbo oo ah qoryaha la xambaarto ee dhexdhexaadka, oo kala duwan, qiimahuna yahay, 600 kun oo dollar, 150 kun xaadaha mt 12,7, qiimuhuna yahay 225 kun oo dollar, iyo qalab kale oo dagaal.

Faqro kale ee isla waraaaqdaas waxaa ku xusnaa, aaladaha loo baahan yahay oo ay ka mid ahaayeen, 100, halow halow isgaarsiinta, kan gacanta iyo kan baabuurta, qiimahaaduna yahay, 60 kun oo dollar, sidoo kale 100 fatuurad tooyoota, qiimahooduna yahay 3 milyan iyo 200 oo kun,

Warbixina waxaa ku cadaa, xiriirka iyo qorsho is dhaafsiga, wakiilada qadaafi ee yaman jooga, gaar ahaan soohdinta sucuudiga iyo sirdoonka liibiya ee tiriiboli jooga, waana ku cadayd in sirdoonka liibiya uusan joojin qarbudaad uu u gaysto sucuudiga, balse ay xeeshii badaleen, oo ay adeegsanayeen, qolyo kale oo yaman jooga.,sida waraaqdaan soo socota ku cad,

In loobahan yahay dagaanaansho inta aan la gaarin saacada eber, ama xilliga howlgalka la bilaayo ka hor, in sacuudiga lagu beero, laga buuxiyo, dad u shaqeeya sirdoonka liibiya.

La soco

Diyaariye

Suldaan Cali Adam Ameeriko

Waan soo dhaweynaynaa sheekooyinkiina iyo qoraaladiina ku soo dira alishka5@gmail.com ama website ka https://akhriso.com/

Leave a Reply